C/raxmaan C/Shakuur oo shaaciyey dhaqaalaha ay ugu deeqeen dadka taageersan

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyey lacagta ay taageerayaashiisa ugu tabaruceen xisbigiisa, tan iyo markii todobaad ka hor uu shacabka weydiistay iney ka kaalmeeyaan dhaqaalaha ololaha doorashada. “Waxaan uga mahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed lacagta ay ugu deeqeen ololaha doorashadeena. Waxaa todobaad gudihiis ina soo gaaray aduun lacageed oo $50 kun oo doolar ah” ayuu … Continue reading C/raxmaan C/Shakuur oo shaaciyey dhaqaalaha ay ugu deeqeen dadka taageersan